Shacabka Muqdisho oo qaati ka taagan dhac kusoo batay magaalada

Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay kusoo kordhayay dhac ay geesanayaan rag hubeesan oon heebtooda la aqoon, kuwaa oo magaalada ku dhax wata mootooyin nuuca bajaajta ah. Xaafadaha magaalada Muqdisho qaarkood ayaa qaati ka taagan dhaca ay u geesanayaan  raga hubeesan ee wata mootooyinka kuwaa oo dadka ka dhaca moobelada iyo alaabaha kale ee dadku … Continue reading Shacabka Muqdisho oo qaati ka taagan dhac kusoo batay magaalada